Qarax labaad oo Muqdisho ka dhacay iyo ninkii ka dambeeyay oo la qabtay

Waxaa goordhaw qarax kale uu ka dhacay agagaarka Isgooska KM 4 ee magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw koontaroolka laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Qaraxan ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari nuuciisu ahaan NOAH oo waxyaabaha qarxa saarnaayeen, waxaana gaarigan la sheegay in uu daba socday labo gaari oo nuuca aan … Continue reading Qarax labaad oo Muqdisho ka dhacay iyo ninkii ka dambeeyay oo la qabtay